Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa
Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa
Su’aasha:
scw galmada xaajigayga kadib biyaha markuu igu shubo si dhaqsi ayey kusoo daataan way soo wada baxaan,
tas malga yaaba inay keento inaan uur qaadin, biyasha shahwad shardi miyaan inay wada galaan.

Jawaabta.
Taas waa arrin dabiici ah, biyaha shahwada ninka oo dhan ma aha uurka sida uu ku yimaado,
wax yar kaliya ayaa ku filan inay gudbaan.
Laakin haddii xubinta taran ay gudaha ka xiran tahay oo aysan furmin
waa laga yaabaa biyaha inay soo noqdaan iyagoon gaarin minka “ilmagaleenka”
Waxaa fiican galmada kahor in istiin jiro si xubinta taranka dumarka ay u yeelato dhacaan badan.
Taas waxay keenaysaa biyaha ninka inay gudaha ku ordaan.
Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga
This is a natural thing, the semen of the man is not all pregnancy as it comes, only a little is enough to cross.
However, if the reproductive organ is closed inside and does not open, the semen may return without reaching the uterus.
It is better to have foreplay before intercourse so that the female genitalia has more genital wet.
This causes the man’s semen to run inside.