Site icon Daruur درور

Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Su’aasha:

Waxan inta badan isku arkaa xiliga qabowga bishimaha ama faruuraha oo dildilaaca taas maxay noqon karaa ma la dhihi karaa vitaminada qaar ayaa jirkayga ka maqan.

Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah
Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Jawaabta:

Dildilaaca faruuraha wax badan ayaa keeni kara waxaa ugu daran jawiga qabowga ah, bishima dildilaaca waxaa soo raaci kara qalayl daran xuub iyo barar iyo dhiig, waxaa kaloo jira sababo kale waxaa ka mid ah cuntaxumida, marka qofka waxaa habboon inuu badsado khudrada sidoo kale cabbitaanka qandaca ah xiliga qabowga saliidda qombaha way u roontahay in la mariyo marka qofka uu ka dameemo faruuraha inay engegan yihiin.

 

Dildillaaca Bishimaha Chapped Lips

Exit mobile version