Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa

News of the investigation into the bombing of Mogadishu

Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa

Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa
Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa

Basiiro Abdi Mohamed gabar lagu magacaabo ayaa la sheegayaa inay  sabab u ahayd qaraxa ka dhacay maamulka gobolka Banaadir.

aqalka gobalka banaadir waxa las heegay inay ahayd qof indhaha la’ waana arinta lala yaban yahay,  inay gabadhu kasoo gashay albaabka weyn ee xurunta gobalka banaadir marka suaasha in lays wayddiiyo mudan ayaa ah yaa soo gudbiyay illeen qof indhoole ah albaabka illaa meesha qaraxu kadhacay kaligii masocon karo in qof gacanta hayo mahane.

teeda kale iyadu ma ogeyn in ay waddo qarax illeen saan sheegnay waa indhoolee.

Basiiro Cabdi Maxamed waxaa la sheegay inay ahayd  Gudoomiyaha Naafadda Gobolka Banaadir.

baaritaanka ayaa wali socda marka lama oga qaraxa qaabka uu u dhacay Basiiro

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More