Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya

Su’aasha:

Asc, basasha marka aan cunno xaaqteyda way badataa , labadeeda nuucba, ila taliya !

Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya
Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya

Jawaabta:

Basasha marka aad cunto biyo badan cab maxaayeelay biyaha ayaa kugu yar qofka marka uu cuno cuntooyinka qaar afkiisa wuxuu keenaa xaako jiidmaysa waxaa laga rabaa qofkaas inuu biyaha badsado, dad waxaa jira markay cunaan cunto dufin leh sida hlibka cadiinta baruurta ah waxay dareemaan xaako adag oo dhuunta soo istaagayso taas waxaa lagu yarayn karaa biyaha, xaakada biyaha way jilciyaan, haddii arrintaas ay sii jirto waxaa fiican inaad baarto mushkilada ku haysata dhakhtar fiican u tag.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More