Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Su’aasha:

Asc bahda daruur media waxaan qabaa su’aal buurnaanta caloosha iyo tan jirka ma isla socdaan mise wa kala duwanyihin marar badan ayay google sida la isku caateyo waydiyay waxa iso baxday in baruurta caloosha ka mid tahy.

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa
Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Jawaabta:

Inta badan baruurta dhibka leh maba fuusho meel aan ahayn caloosha iyo moxogga iyo xabadka, baruurta caloosha ayaa ugu daran xagga caafimaadka, buurta jirka intiisa kale ma noqoto baruur dhib keento, sideedaba baruurta halista ah waxay qabsataa caloosha iyo xabadka, marka guud ahaan qofka waxaa fiican inuusan baruur badan lahaanin, mana aha inuu caato lafalafo ahaado.

 

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa
Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

It may be an allergic reaction, the food that bothers you was in it, such as a bass or something that stimulates or burns the stomach, most often occurs after the person is hungry, also sometimes the mood and thinking often mixes the stomach, when it is gas it is known when it is not enough for example after a week.

You eat it when you feel that flame of zaba’ad milk, which is the cold garlic milk, as well as avoid anything that causes balbal, such as cinnamon pepper and salt.

 

Qeybta caafimaadka muuqaal ah

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More