Baro ereyo English lagama maarmaan ah oo Somali u tarjuman

Baro ereyo English lagama maarmaan ah oo Somali u tarjuman

Ereyo ka mid ah afka ingiriiska oo lagama maarmaan ah ayaad halkaan ka helaysaa iyagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali, barashada afka waxay cuskanaysaa inaad xafidsan tahay ereyo badan oo aad ka duuli karto si aad ugu hadasho afka aad baranayso iyo si aad u sugto barashada afka, luqada ingiriiska waxay ka mid tahay luqadaha u baahan in la xafido ereyga dhawaaqiisa iyo sida uu u qoran yahay, waxaad arkaysaa ereyo badan oo u qoran qaab ka duwan kaabka loogu dhawaaqo, si sahlan ayaad u baran kartaa marka aad eegto oo aad u kuurgasho, buugaagta laga barto afka english waxay u baahan yihiin in laga eego dhinaca akhriska iyo qoraalka.

Baro ereyo English lagama maarmaan ah
Baro ereyo English lagama maarmaan ah
Arabic English Somali
فضلك please fadlan
حكمة wisdom xigmo
يستقيل resign is casilaya
تصميم design naqshadayn
يستاء resent ka xun
لأن because maxaayeelay
متطفل nosy faduuliye
سبب cause sabab
حكيم wise xakiim
يرتفع rise korrayna
نظام System nidaam
لحم Meat hilib
عام Year sanad
موسيقى Music muustiko
قراءة Reading akhris
شخص Person qof
طريقة Method qaab
بيانات Data macluumaad
غذاء Food cunto
نظرية Theory aragti
قانون Law qaanuun
طائر Bird shinbir
مشكلة Problem dhibaato
ضخم huge weyn
وكالة Agency wakaalo
مواطن Citizen muwaadin
اصبع Finger far
حاد Sharp af leh
سفينة Ship doon
مستقيم Straight toosan
يحل محل Replace baddalaya
يرد Reply jawaabaya
أهمية Importance ahamiyad
مستقبل Future mustaqbal
ذهب Gold dahab
خوف Fear cabsi
شعور Feeling dareen
مؤتمر Conference shir
محادثة Conversation sheekaysi
صدمة Shock naxdin
أرض Ground dhul
كفاح Struggle halgan
بريد إلكتروني Email email
متطلبات Requirements dalabaad
حكومة government xukuumad
أسطورة Legend halyeey
وليمة Feast sab, waliimo
عشوائي Random isku qasan
واقعي Realistic dhab
كفاءة Efficiency karti

 

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More