Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah
Ereyo English oo wata lidkooda xagga macnaha.
Waxaana la socda tarjumaad af soomaali, tarjamada af soomaaliga ayaa la jirta marka qofka raba barashada afka ingiriiska aad buu uga faa’ideysan karaa duruusta qoraalka ah ee webka lagu baahinayo.
Mararka qaar qofka marka uu barto kalmadda iyo lidkeeda wax badan ayuu kasoo xuusan karaa luqada uu baranayo mudo yar ayuuna ku baranayaa marka uu raaco qaabka xifdinta lidka.
Ereyga Ingiriiska | Macanaha soomaaliga | Ereyga Ingiriiska | Macanaha soomaaliga |
Friend | saaxiib | Enemy | cadow |
Generous | deeqsi | miser | bakhayl |
Brave | geesi | coward | fuley |
Fast | degdeg | slow | tartiib |
Stuck up | korreeya | down to earth | hooseeya |
Active | firfircoon | lazy | caajislow |
peaceful | nabadgaliye | aggressive | gardaroole |
Haughty | islaweyn | humble | mutawaadic |
dry | Engegan | wet | qoyan |
hopeful | raja qaba | desperate | quustay |
careful | ku dadaalaya | careless | aan dan ka lahayn |
construct | dhisaya | destruct | duminaya |
appear |
muuqanaya |
disappear |
qarsoomaya |
like |
jecel | dislike |
aan jeclayn |
agree |
oggol | disagree |
aan oggolayn |
loyal |
daacad |
disloyal |
aan daacad ahayn |
honest |
aamin | dishonest |
aan aamin ahayn |