Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah

Ereyo English oo wata lidkooda xagga macnaha.

Waxaana la socda tarjumaad af soomaali, tarjamada af soomaaliga ayaa la jirta marka qofka raba barashada afka ingiriiska aad buu uga faa’ideysan karaa duruusta qoraalka ah ee webka lagu baahinayo.

Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah
Barashada ereyada Ingiriiska lidka isku ah

Mararka qaar qofka marka uu barto kalmadda iyo lidkeeda wax badan ayuu kasoo xuusan karaa luqada uu baranayo mudo yar ayuuna ku baranayaa marka uu raaco qaabka xifdinta lidka.

 

Ereyga Ingiriiska Macanaha soomaaliga Ereyga Ingiriiska Macanaha soomaaliga
Friend saaxiib Enemy cadow
Generous deeqsi miser bakhayl
Brave geesi coward fuley
Fast degdeg slow tartiib
Stuck up korreeya down to earth hooseeya
Active firfircoon lazy caajislow
peaceful nabadgaliye aggressive gardaroole
Haughty islaweyn humble mutawaadic
dry Engegan wet qoyan
hopeful raja qaba desperate quustay
careful ku dadaalaya careless aan dan ka lahayn
construct dhisaya destruct duminaya
appear
muuqanaya
disappear
qarsoomaya
like
jecel dislike
aan jeclayn
agree
oggol disagree
aan oggolayn
loyal
daacad
disloyal
aan daacad ahayn
honest
aamin dishonest
aan aamin ahayn

Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska

Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More