Riyada bahal mas u eg oo dhabarka ilmo yar ka galay
Riyada:
Asc wllo waxn ku riyodey gurigayga oo so galay bahal mas u eeg hadana mas ah wuxu aha madow xigen ama sibidhi xafadana walawada jogey kadib guriga ayu so galy hooyo ku idhi eeg bahalka so galay ilmay hadal waxnk kadib ilmo yaro meesha hurdey ayu dhabarka ka galay kadib waxn is idhi waka cunay gacantan galiyey si an kaso qabto kadib farahaygii oo dhiig madow ku yalo ayan klaso baxdey waxn is idhi wu ku qaniney mise gacanta meel dalosha oo nabar leh arkay lkin imu qanin ilmihi ayan eegay mise dhabarkisa wada dhiiga waxa ku xidhneyd tuunboyin dhaqtarku ku rakibay lkin mu qaniini bahalkii kadib wuxu dhex galay dharka guriga yaley kadib wan kaso saray wan dilay mahadsanidun

Fasirka:
Waxay tilmaamaysaa riyada inay kulasoo gudboonaan doonaan arrimo murugo leh oo ilmo yar la xiriira laakin waad ka gudbi doontaa murugadaas inshaa Allaah.
Waliba waxaa laga yaabaa qof cadow ah inuu murugadaas sabab u noqon doono.
The dream indicates that you will face sad issues related to a young child, but you will overcome that sadness, God willing.
It is also possible that an enemy will be the cause of that sadness.
