Bararka kediska naasaha dumarka ku dhaco waa maxay

Bararka kediska naasaha dumarka ku dhaco waa maxay

Mararka qaar dumarka waxay isku arkaan arrin lama filaan ah taas oo ah inuu bararo naaska si lama filaan ah iyadoon jirin wax jirro ah, waxaa laga yaabaa inay habeenkii gabadhu seexato iyadoo caadi ah oo aan waxba ka sheeganaynin subaxdiina ay soo kacdo isagoo naaskeeda bararsan yahay, taas waxaa keeni kara dhowr waxyaalood tusaale ahaan inuu wax qaniino sida quraanyo iwm.

Bararka kediska naasaha dumarka ku dhaco waa maxay
Bararka kediska naasaha dumarka ku dhaco waa maxay

Taas oo sababi kara xasaasiyad xagga naaska oo u keeni karta barar, ama haweeneyda inay ilmo nuujinayso oo naaskii caano badan ka soo buuxsameen marka cunto cunno caanaha dumarka badisa, ama ninkeeda inuu si xoog u qabtay marka galmada socoto oo iyaduna raaxo awgeed aysan markaas dareemin marka ay huradda ka soo kacday ay dareentay.

Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin

Sometimes women find themselves in an unexpected thing which is that the breast swells suddenly without any disease, it may be that the girl sleeps at night normal and does not say anything and in the morning she wakes up with her breast swollen, which can be caused by several things such as chewing things such as Koran etc.
Which can cause allergies to the breasts that can cause swelling, or the woman who is breastfeeding and the breasts are full of milk when a food that eats more milk than women, or her husband being strongly held when sex is going on and she also feels comfortable when she has awakened from sleep.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More