Banaanaxa Muqdisho 18 iyo Amin arts
Amin arts oo taageero weyn u haya Farmaajo
Amin arts oo sawir ka sameeyay banaabaxa 18 Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay inay ka dambeeyaan dad shisheeye rabo inuu adeegsadaan kooxda alshabaab si loo buburin lahaa qaranka soomaaliya.
