Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro

The Banader and corona virus

Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro

Soomaali oo la sheegay in laga helay hal qof oo qaba cudurka corona, waxaana la sheegay qofkaas inuu ka yimid dalka shiinaha.

cururka korona somali ma gaaray corona virus
cururka korona somali ma gaaray corona virus

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta Qaran Ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha Halkaas oo loogu talagalay in lagu karantiilo Dadka uu soo Rito Cudurka COVID 19.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta xaruntaas geeyay shaqaale ka tirsan waaxda nadaafadda Dowladda Hoose ee Xamar, kuwaas oo loo diyaariyay tababar ku saabsan Nadaafadda looga baahanyahay xarunta karaantiilka iyo sidii ay iska ilaalinaya halista cudurkaan.

Cudurkan ayaa meelo badan gaaray oo dad badan ku dhacay, ilaa iyo haddana daawo oo u gaar ah lama helin.
dalka faransiiska ayaa sheegay daawada coroonaha inay noqon karto cudur lagu daaweyn jiray malaariyada.
Waxaa dhici karta cudurkan inuu sii socdo sida maanta ka muuqata qaabka uu u socdo.
waxaa la sheegay astaamaha uu leeyahay cudurka corona inay yiihiin.
qandho iyo qofac qallalan iyo madax xanuun iyo naafta oo ciriiri gasha. iyo dadka qaarkii shuban ayuu u keenee.
marka qofka hadduu badsado waxyaalaha kulul waa laga yaabaa vayraska inuu dhinto intuuna sanbabaha gaarin.
cudurka karoona wuxuu weeraraa sanbabka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More