Bajaaj wade iyo kacdoonka Soomaali 2020
Si xun ayuu usoo hallaabayaa amaanka magaalada Muqdisho, waxaa yaab badan askari inuu qof iska dilo qof aan hub wadanin oo shibil ah.
taas waa arrin aad u xun, soomaali waxaa lagusoo celin rabaa sidii hore.
immisa qof oo bajaaj ku shaqaysta la dilay bilahan lasoo dhaafay.
taas wax yar ma aha ujeeddo weyn baa laga leeyahay.

Waa in kacdoon xoog badan la kiciyaa madaxda oo dhan maxkamad hala soo saaro