Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada

Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada

Su’aasha:

Aniga guskaygu aad uma adkaado biyuhuna horay bay iiga soo baxaan mxn sameeyaa ila taliya mahadsanidiin.

Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada
Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada

Jawaabta:

Arrintaas waxaa keeno sababo badan waxaa ka mid ah dhiigga aan si fiican u gaaraynin xubinta taranka, waayo waxa taagaya xubinta taranka waa dhiigga kasoo qolqolaya wadnaha, taas waxay u noqon karaa jirro sida sokorta iwm. sidoo kale waxaa keena walwalka qofka iyo cabsida uu ka qabo galmada,  marka lama ogaan karo sababta kuu keentay ilaa lagaa baaro, daawadana markaas ayaa lagu heli karaa,  biyabaxa degdega isagana sababo badan ayaa keenaya in badan ayaan kasoo hadalnay, marka waxaa ku anfacaya inaad ka akhrisato linkyadan:

Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagayo

Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa

Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa

Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More