Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen. February 20 , 1910.

Photo by Angelo Ghirelli, lagu soo daabacay wargayska ” Lillustarzione italiana

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen
Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen

 

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen. February 20 , 1910.
Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen. February 20 , 1910.

Sida la og yahay koonfurta soomaali waxaa ku gumaystay Talyaani waqooyigana Ingiriis sawirka waxaa ka muuqdo sidey u labisnaayeen soomaalida.

Marka loo laabto sawirada taariikhiga ah waxaa kaaga soo baxayo meesha ay joogeen dadka soomaaliyeed.

 

Gumeysiga wax badan ayaa ka dambeeyay  marka ay yimaadeen reer galbeedka waxay bilaabeen inay daraaseeyaan luqadda iyo dhaqanka taas waxaa laga rabay sidii looga adkaan lahaa bulshada, taas afrika oo dhan ayay ku sameeyeen.

 

As you know, the south of Somalia was colonized by Italy and the north by England. The photo shows how Somalis were dressed. When you go back to the historical pictures, you will see where the Somali people were. After the colonization, when the westerners came, they began to study the language and culture, which was needed to overcome the society, and they did it all over Africa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More