Aragtida indhaha igu yar maxaa u roon iga caawiya

Su’aasha:

Waxa Rabaa in lay sheego wax igacaawiya aragtida indhaha waxsooceliya

Waxa Rabaa in lay sheego wax igacaawiya aragtida indhaha
Waxa Rabaa in lay sheego wax igacaawiya aragtida indhaha

Jawaabta:

Aragtida indhaha waa in la baaraa markaas ayaa la ogaan karaa sababka keenay aragti la’aanta, teeda kale dhibka ku haysta ma aadan sheegin sida uu yahay aragtida gaaban miyaa ama aragtida fog ama caweer ama madow oo saab ah indhaha kaa saaran si kaste ha ahaatee waxaa fiican inaad dhakhtar u tagto.

Marka cunto ahaan laga hadlo waxaa aad u fiican qudaarta gaar ahaan karootada, iyo ukunta, kaluunka, iyo liinta bambeelmada, cuntooyinkaas waxay wataan vitamin C iyo Vitamin A iyo vitamino kale aad ugu roon caafimaadka indhaha, aragtidana xoojiya.

Waxaa kaloo aad iska ilaalisaa inaad muddo badan ku jirto meel qaac ka shidan yahay, sidoo kale iftiinka xoogga badan iska ilaali iyo mobeel inaad ku daawato meel mugdi ah, waxaasoo dhan caafimaadka indhaha ayay dhib u keenaan.

يجب فحص رؤية العين ومن ثم يمكن تحديد سبب قصر الرؤية ، الجانب الآخر الذي لديه مشكلة معه لم تقل ما هي الرؤية القصيرة أو الرؤية طويلة المدى أو الجفون السوداء أو السوداء على عينيك ولكن من الجيد رؤية الطبيب.

عندما يتعلق الأمر بالطعام ، فهو جيد جدا للخضروات وخاصة الجزر والبيض والأسماك وعصير الليمون ، وهذه الأطعمة تحمل فيتامين C وفيتامين A وغيرها من الفيتامينات الجيدة جدا لصحة العين ، وتقوي الرؤية.

كما يجب الحرص على عدم التواجد في مكان يوجد فيه كاشف دخان لفترة طويلة، وكذلك الحرص على الضوء القوي والهواتف المحمولة لمشاهدته في مكان مظلم، كل هذا يسبب مشاكل لصحتك.

Maxa keena indhaha barara marka hurdada laga soo toosoo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More