Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa?

Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa?

Su’aasha:

Qofka Salaada fajarka aadaankeeda miyaa saxuurta ka reeban tahay mise aqinka salaad Fajarka?

Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa?
Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa?

Jawaabta:

Sida la og yahay aadaanka fajar waa labo aadaan, midka koowaad cuntada saxuurta waa la cuni karaa waayo waa habeen, laakin kan labaad markii la addimo cuntada waa mamnuuc,  marka aqinka cuntada lama cuni karo waa soon waad ka baxday habeenka.

Su’aashan mid la mid ah ayaan halkaan ka akhriso:

Aadaanka Fajarka Mala Saxuuran Karaa Walaal?

Waqtiga suxuurta halkan ka daawo

As is known, there are two meals, the first is the food of the question  because it is night, but the second when the food is eaten, it is forbidden, when the food cannot be eaten, it is fasting.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More