SCW ANOO KAADINAYA AYAA BIYO ADAG OO MANI AH SOO RAACAY KADIDA MANA KACSANAYN WAX RAAXANA MA DAREEMIN TAS MAXAA LA DHIHI KARAA MA CUDR BAA?
Jawaabta:
Mararka qaar qofka marka uu riyoodo oo uu arko asoo naag u galmoonaya ama jirkeeda taabanaya ama hadduu riyo ku arko naag qaawan ama hadduu si kale biyaha kusoo dhaweeyo asoon biyabixin marka uu kaadi u fariisto ayay biyaha shahwada soo baxaan kaadida ayay soo raacaan wax dhibna ma laha caafimaad ahaan.