Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda

Su’aasha:

Asc bahda daruur wan idi salamay dhamantin inta kadib
Suashaydu wa biyaha kayimada qofka marku darenkisu kaco laguna magacabo madida xukunkeda dinta ay kuxukuntay markay jirka iyo dharka kagarto iyo qabka la iskaga nadifiyo mahadsanidin
Alah idin xifdiyo

Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda
Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda

Jawaabta:

Biyaha kuulatada ama madyida waa nijaaso faahfaahin dheeraad ah waxaad ka helaysaan su’aalahan horay looga jawaabay:

  1. Dhacaanka Istiinka Raga Nijaas Miyaa
  2. Biyaha Kuulatada “Madyiga” Hadday Qalallaan Wax Ma Nijaaseeyaan

 

 

The water from the vagina or vagina is impure. For more information, please see these previously answered questions:

Is the flow of urine from a man impure?
Does the water from the vagina or vagina become impure if it dries?

Leave a Reply