Anoon is ogeyn ayaan hurdada ku siigaystaa afkana waa iga dhareeraa

Su’aasha:

Asc walaal iga raali ahow xumaan ha Ii fahmin
1 aniga waxaan ahay nin naftiisa xakamadayn karo
Ok waxaan naftayda ka hor ku dhaho way iga harayaan lkn waxaa caqabada wayn igu noqday hada ka hor ayaa kuu sheegay aniga oo dad Yar aha yaa siigo bartay waxaan dawo lkn waagii dambe waxaan go aan saday inaa iska joojiyo 2020
2021 2022 markaan go aan ka qaatay inaa iska daayo waan ku guulaystay lkn waxaa dhib iga hasytaa habeenkii aniga oo agayn ayaa sameeyaa waana ogahay Taas dambi Kuma lihi wax dareenka kacinaayo ma daawado dumarka ma daawado filimada ma daawado galmo kama fikiriro habeen kaas aan sameenaayo ayaa dhib igu noqotay dadka markay I arkayaan wlahi kan ayaa sidaa sameeyo niyada xitaa kama gasho nin dhowrsan +qurux badan+xishood badan+jirkiisana uu dhisan yahay +salaad subax masaajidka ayaa kutukadaa + habeenkiina waxaan seexdaa afar saac habeen kaas aan sameenaayo aniga oo ogayn ayaa dhib igu noqotay wlahi xitaa waxaa sameeyey labada gacmood ayaa iska xitaa markaan seexanaayo subaxdii na waxaan Soo toosaa aniga oo gacmihii I gaduutayn intaan xumaan samayn lahaa aniga oo Qatar galo ayaa la Ii qaataa sinadana aniga ok sidaas ah waan iska ilaaligaa nin qurux badan ayaa ahay gabdhaha way iga codsadaa lkn waan u aqli celiyaa waana kadiidaa gabdhaha noloshooda in lagu ciyaaro ma jecli wlaahi
Wax yaabaha aan UGA shakiyay ayaa ah in habeenkii sidaas igu dhacdo
*Cuno waxaan cunaa jirka dhista oo nafiid ah
* Waxaan cabaa biyaha badan maalin walba
*Habeenkii waxaan cunaa kaluun badan iyo caano
*Exercise waan qaataa ok jirka ku dhisto
*Wax kasta oo nafaqo leh xoogaa xoogaa ayaa ka qaataa Masha allah waa wax wangsan ilaahay ha Ii barakeeyee waana system saxan m.a
Lkn sidee habeenkii aniga oo o gayn siigada iskaga daayaa wlahi talo ayaa igu cad hadii ay jiraan wax habeenkii intaan xuno oo aan far Yar xitaa qaadi Karin hadaan heli lahaa nolol qurxoon ayaa gali lahaa ama kaniiniyo habeenkii waxaan I ilowsiinayo oo faresh subaxii ku soo kici lahaa Ii sheeg ama adiga walaal intaa fikir tid Ii Baar Baar caqabada yartaa aan ka gudbee ama maxaa la iga baaahanbyahay inaa jiijo ama maxaa la iga baahan yahay inaa qaato?
TANA IGU QAADO WAA WAX YAR PLEASE WLL
2 MARKAAN HURDABA WAN DHAREE RAA AMA MAALIN AMA HABEEN DHAREER AFKA AH AYAAN ARKAA OO XOOGAA UR LEH MAXAA KEENA MAXAANA LAGU DAAWEEYAA,
WALAAL MAANTA KALIYA AYAA GARAB KAAGA BAAHANAHAY I CAAWI WAQTI AYAA GALIYAY JAWAABTAADA WAAN JECLAHAY DABEECADAANA WAX BADAN AYAAN AQAANAA OO AAN KULA JOOGAY iiga jawaab waa iga codsi walaal🙏😭

Anoon is ogeyn ayaan hurdada ku siigaystaa afkana waa iga dhareeraa
Anoon is ogeyn ayaan hurdada ku siigaystaa afkana waa iga dhareeraa

 

Jawaabta:

Su’aasha hore mar hore ayaan ka jawaabay waxaad ka heli kartaa halkan:

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah

Su’aasha labaad iyadana halkaan ka akhriso jawaabteeda mar hore ayaa laga jawaabay:

Dhiiga ama dhareerka afka kasoo daata xiliga hurdada

Teeda kale waxaan kula socodsiinaa inaadan hal meel kusoo qori labo su’aalood kala mowduuc ah, sidoo kale su’aasha intaadan soo qorin webka ka raadi.

فقد صح عن رسول الله صلى الله عليه وسلم أنه قال: الرؤيا الصالحة من الله ، والحلم من الشيطان ، فإذا رأى أحدكم ما يكره فلينفث عن يساره ثلاثا ، وليتعوذ بالله من شر ما رأى ومن الشيطان ، ثم ينقلب على جنبه الآخر ، فإنها لا تضره. رواه البخاري ومسلم.
فقد جعل الله تعالى -لحكمة أرادها سبحانه وتعالى- قوة وقدرة للشيطان على الاتصال بنفس الإنسان، والوسوسة لها بالشر وإلقاء الأحلام المزعجة إليها ليحزنها بذلك، فالشيطان عدو للإنسان كما قال الله تعالى: إِنَّ الشَّيْطَانَ لَكُمْ عَدُوٌّ فَاتَّخِذُوهُ عَدُوًّا {فاطر:6}، وهو يجري من ابن آدم مجرى الدم،
ففي الصحيحين وغيرهما أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: إن الشيطان يجري من الإنسان مجرى الدم.
وبناء على هذه الأحاديث فإن الشيطان يتدخل في أحلام الإنسان ويوسوس له فيها ليحزنه بها، وقد جعل الله تعالى له القدرة على ذلك في هذه الدنيا ابتلاء وامتحانا، فالأمر كله بيد الله تعالى ولا يخرج شيء منه عن مشيئته وإرادته

الرؤيا الصالحة لها شأن عظيم؛ فهي من أجزاء النبوة، وجعلها الله تعالى بشرى لصاحبها، أما الحلم فهو من تخويف الشيطان.
وفي هذا الحديث يقول النبي صلى الله عليه وسلم: “رؤيا الصالح”، أي: ما يراه العبد الصالح في منامه، “جزء من ستة وأربعين جزءا من النبوة”، أي: إن النبوة قد قسمت ستا وأربعين جزءا، وجعلت الرؤى جزءا من تلك الأجزاء. وورد في روايات أخرى اختلاف في العدد؛ فورد أنها جزء من ستة وخمسين أو ستين أو سبعين؛ فقيل: اختلفت الأعداد بحسب الوقت الذي حدث فيه النبي صلى الله عليه وسلم بذلك. وقيل: إنها تختلف باختلاف مراتب الأشخاص في الكمال والنقص وما بينهما، وكلما ازداد المؤمن صدقا اقترب من صفة الصدق في الرؤيا، والرؤيا الصالحة جزء من شمائل الأنبياء والمرسلين وفضائلهم؛ فمن اقتدى بهم فيها فقد اتصف بما يوصف به الأنبياء، وكانت كرامة له من الله تعالى؛ لأن النبوة ليست مكتسبة،

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More