Site icon Daruur درور

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Su’aasha:

Asc walal dhib ba i haysta waxan ahay nin dhalinyar ah oo goor dhow guursaday bil kaliyan qabaa gabadha todobadka kowaad galmadayda ok ba ahayd 2 ilaa 3 jeer ayan samaynayay labo isbuuc kadib xaaskayga waxay aaday reerkooda waxay lasoo joogtay maalmo markay soo laabatay waxaan awoodi waayay inaan kacsado hadii aan kacsada oo bilaabo galmada wuba iga dama guska isla markina biyaha way baxaan marar asoo dansan maxaa talo aad isin kartaan idinko mahadsan.

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara
Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Jawaabta:

Waxaa laga yaabaa cabsi inay tahay ama feker kula soo dersay marka xaaskaaga aay aadday reerkooda oo maalmo ay kaa maqanayd, nafsi ahaan fikir ayay taas kugu abuurtay, waxaa dhici karto inaad is dhahday tolow maxay kaaga tagtay iyadoo bisha malabka ku jirto adaaba u baahnaydee!

Ninka marka uu xaaskiisa la raaxaysanayo oo geedka ka damayo inta badan waxay u noqonaysaa taas arrimo nafsi ah, geedka ninka wuxuu ku xiran yahay qalbiga marka qofka uu fikiro ama uu wax ka baqo ma kacsan karo, taas waxaan kuu leeyahay marka hore waad fiicnayd marka isbadalka waxa keenay uma malaynayo inay yihiin waxyaalo kale.

Marka waxaad ku dadaashaa inaad iska saarto shakiga iyo cabsida waxaad cuntaa kaluun iyo cuntooyinka awoodda raga usoo celiya sida saliid seytuun saliid macsaro loos iyo qudaarta noocyadeeda kala duwan, fikirka iyo walwalkana iska yareey taas ayaa ugu muhiimsan marka raaxada laga hadlayo.

Waxaa kaloo fiiro gaar mudan haddaad ahayd qof siigaysan jiray siigada ayay u noqon kartaa qoraalladadan akhri:

 

Dhibkay U Geysato Siigada Jirka Qofka Guud Ahaan

Siigadu Vitamin D May Riddaa

Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa

16 Jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay Sidee Looga Soo Kabsadaa

 

 

It may be fear or thought came to you when your wife went to their family and spent days away from you, psychologically she created that idea for you, you may have said to yourself what left you with your honeymoon in need of treatment!

When a man is having fun with his wife and turning off the tree it often becomes a psychological matter for him, the man’s tree is connected to the heart when the person thinks or is afraid of something he can’t get up, that I tell you first you were fine when the change that brought about I don’t think they are other things.

When you strive to remove doubts and fears, you eat fish and foods that restore power to men, such as oil, oil, and various kinds of vegetables, and reduce thought and anxiety, which is most important when it comes to comfort.

It is also worth paying attention if you were a person who used to be a siging, you can read these articles:

 

قد يكون الخوف أو الفكر هو الذي جاءك عندما ذهبت زوجتك إلى عائلتها وقضت أياما بعيدا عنك، نفسيا خلقت تلك الفكرة لك، قد يحدث أنك قلت لنفسك ما الذي تركك مع شهر العسل في حاجة إلى علاج!عندما يلهو الرجل مع زوجته ويفقد الانتصاب ، غالبا ما يصبح الأمر نفسيا بالنسبة له ، ترتبط آلة الرجل بالقلب عندما يفكر الشخص أو يخاف من شيء لا يمكنه الانتصاب ، أخبرك أنك أولا كنت على ما يرام عندما كان التغيير الذي أحدثه لا أعتقد أنها أشياء أخرى.عندما تسعى جاهدا لإزالة الشكوك والمخاوف،فعليك أن تأكل الأسماك والأطعمة التي تعيد القوة للرجال، مثل الزيت والزيت وأنواع مختلفة من الخضروات، وتقلل من التفكير والقلق، وهو الأهم عندما يتعلق الأمر بالراحة.

Exit mobile version