Aniga iyo aabahay aan wada joogno meel barwaaqo ah

Su’aasha:

Asc waad mahadsantihiin marwalba
xayaa kumulaah
waxaan ku riyooday aniga iyo aabahay allah yaraxmee
oo waqti 10 sano kahor dhintay oo aan wada joogno meel barwaaqo ah oo dooga oo roob wayni intuu helay biyuhu kubka sare kuu qabanayaan anagoo dhex lugaynayna
kabacdina gaadhi land cruiser ah aan kusoo qaaday
Allah mahadle.

Aniga iyo aabahay aan wada joogno meel barwaaqo ah
Aniga iyo aabahay aan wada joogno meel barwaaqo ah

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqada aad heli doonto mustaqbalka, sidoo kale aabbahaagana meel fiican inuu joogo, waa riyo wanaagsan hana ka illaawin aabbahaaga ducada iyo sadaqada.

Waxaa la dhahaa haddii riyo lagu arko aabbaha waqti hore dhintay asoo xaaladdiisa ay fiican tahay waxay tilmaamaysaa nolosha ilmihiisa marka waa bishaaro.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More