Amin arts oo Kenya meel saaray Daruur 6 years ago Kenya waa dowlad aan rabin soomaali inay toosto. sidaas awgeed waxay adeegsataa jaajuusyada dalka madaxda ka ah. kuwan haddii ay caqli lahaan lahaayeen waxay noqon lahayd soomaali meel toosan. laakin madaxda dalka oo dhan waa dad shaqaale ah. Amin arts iyo mar kale Kenya weeraray waxay u shaqeeyaan cadowga marka waxaad ogaanaysaa in dalkeena uusan tooseynin haddaan layska qabanin kuwan