Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay

The funny picture about Deni from Amin arts

Saciid Deni oo ah Xaakimka Puntland ayaa sawir laga sameeyay.

Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay
Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay

Amin arts qofkii uu dabada galo way u dhammaatay  kama soo harayo ilaa uu kagaga takhaluso.

Sawirkan oo si daran ugu faafay baraha bulshada.

Deni oo dameerka ka dhacayo dadna ay soo jiidayaan.

tolow maxaa la dhihi karaa madaxda noocan ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More