Amin arts lacagta uu ka sameeyo sawirada

How to make money by advertising

Amin arts waa qof aad caan u ah, waxaa laga yaabaa inuusan jirin qof soomaali oo baraha bulshada soo galo oo aan sawirka amin arts xiiseysnin,.

marka haddii shirkad wax uu u yayeysiiyo maxaad mooddaa inta uu ka helayo ee lacag ah.

Lacag sida loo helo samankan way fududahay waayo haddii aad wax yar taqaano oo aad meediyaha ama webyada wixii la xiriira si fudud ayaad lacag ku heli kartaa.
xayeysiinta ama ads waxaa laga helaa lacag badan, waxaa jira weebyo badan lacag lagaga heli karo qaabab badan.
waxaa caan ah lacagta laga helo YouTube dad badan ayaa lacag ka sameeya YouTube.
sidoo kale amin arts waa qof aad ugu dheereeya sawirka gacanta, wuxuu ka mid yahay dadka caalamka ugu sareeyacaansan xagga farshaxanka.
amin arts mararka qaarkooda sawiro wuxuu sawiraa xayeysiis ah ama ads ah, maxaayeelay sawirka uu sawiro aad buu ugu faafaa baraha bulshada.
tusaale ahaan wuxuu sawirkaan ku xayeysiinayaa  shirkadda la dhaho Yeel

Amin arts lacagta uu ka sameeyo sawirada
Amin arts lacagta uu ka sameeyo sawirada

sawirka eeg markaas ayaad ogaan kartaa waxa laga wado qoraalka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More