Amin arts iyo aragtida doorashada 2020

Amin arts doorashada 2020 muxuu ka wadaa.

Soomaali sida ka muuqata wali ma gaarin talaabada ah doorashada qofka iyo codkiisa.

sidee lagu garaa arrintaas soomaali ilaa iyo hadda tirakoob sax ah lagama hayo, waxaa ka maqan meesha laga soo bilaabayo maamulka dowladnimada.

Aminarts iyo doorashada 2020dadka dhalashooyinka lama diiwaan galiyo sidoo kale xaalkooda guud.

madaxda soomaaliyeed waxay u qaateen xukunka inuu yahay suud iyo tay in la xirto baasaboor dibadda in lagasoo qaato markaas baarlamaanka la galo lacag sidaas lagu qaato wixii fursad ahna la baadi goobo oo hanti lagu heli karo sidii guri loogu gadan lahaa dibadda markaas ninka wuxuu u qabtay dalka adeeggii ugu dambeeyay.

aaway maamulka wixii lagu salayn lahaa, aaway dhismaha dalka iyo maamulka shacbka.

waxyaalo badan ayaa jira oo dowladnimada lagu gaaro waxaas oo dhan gacanta laguma hayo.

amin arts sawirkan wuxuu ku taageersan yahay doorashada 2020 inay noqoto mid codka iyo qofkiisa.

laakin sida muuqato soomaali gadaal ayay u socota.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More