Riyada qofka dhar la’aanta ah
Su’aasha:
Qofka hadduu arko asoo qaawan oo aan dhar wadanin oo socda wadada dadka oo dhan ay soo fiirinayaan
isagana aad buu yaxyaxsan yahay fasirka riyada maxaa lagu fasiri karaa.

Jawaabta:
Qaawanaanta macne badan ayay yeelan kartaa laakin riyadan sida ka muuqata waa fadeexo qofkaas qabsan doonto
oo ay dadka oo dhan ay wada ogaanayaan, fadeexadaas aad bay u faafi doontaa,
sidoo kale way dhici kartaa in qaawanaanta si dhab ah ay u dhacdo,
oo qofka asoo qaawan musqul ku jira ma meel kale oo sawir ama video laga qaado oo maarkaas lagu baahiyo baraha bulshada
oo dadka oo dhan ay wada arkaan, iileen arrinkan simanka ma foga, marka qofka arkay waxaa habboon inuu digniin ka qabo qaladaadkana iska jiro.
Riyada qofka qaawan marba si baa lagu fasiri karaa waxay ku xiran tahay qofka qaawan waxa uu ku sugan yahay.
Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay
Nudes can have many meanings, but this dream,
as it appears, is a scandal that will befall that person and that everyone will know about.
That scandal will spread widely. It is also possible that nudity will actually happen,
nd a person who is naked in a bathroom will be photographed or videotaped and posted on social media for everyone to see.
This is not far from the truth, so the person who sees it should be warned and avoid mistakes.
A dream about a naked person can be interpreted in different ways, depending on what the naked person is doing.
