Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta

Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta

Waxaa xaqiiqa ah dumarka inay aad u leeyihiin xasaasiyd dhanka amaanta.
Haweeney marka la amaano waxay huraysaa wixii ay hayso.
Naagaha wax kamaan jecel waa la waayay, siiba marka la amaano quruxda ay leedahay ama qiimaha ay leedahay.
Gabdhaha aad bay ugu dhintaan ninka aadka u maana.
Xataa waxaa la sheegaa raaxada naagta inay ku jirto amaanta.
qofka raba naagtiisa inay sariirta si fiican ugula raaxaysato waa inuu jirkeeda amaanaa quruxdeeda iyo qaabkeeda, marka ay maanta maqasho dareenkeeda raaxo wuu kordhaa.

Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta
Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta

Hadalada macaan kaalin weyn ayay ka qaataan kacsiga gabadha inay kordhiyaan.
Dareenka haweenka wuxuu ku dhisan yahay hadal iyo amaan iyo af macaan badan.
Sidaa awgeed naagta hadday xanaaqsan tahay raaxada galmada ma dareemayso ninkeeda si kaste hadduu ku sameeyo, raaxada sariirta waa inay ka horeeyaan hadalo macaan badan.
Sida abaayo wax kaa qurux badan ma jiro, boqoradda dumarka ayaad tahay, waan ku jeclahay, adiga oo kale ma helayo waad qurux badan tahay.
hadaladan macaan aad bay u kiciyaan jacaylka iyo dareenka hablaha.
Marka ninka rabo inuu xaaskiisa si fiican u qanciyo amaanta yuusan ka illaawin.

 

Tusaale ahaan marka aan soo qaadano hadaal qoraal ah oo lagu amaano haweenka nin ayaa xaaskiisa sidan ku yiri:

 

(عزيزتي الغالية: يوم أن اخترتك زوجة لي تحولت كل اهتماماتي نحوك, وسكنت كل أحاسيسي عندك . واستقر قلبي في صدرك,, أتعلم كي أقويك, وأعمل كي أسعدك. أدعو لك في صلاتي  وأقول دائما  ربنا آتنا  في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النا)

(Qaaliyey: maalinta aan kuu doortay inaad xaas ii noqoto dhammaan fekerkayga xaggaaga ayuu usoo wareegay, dareemahayga oo dhanna aggtaada ayay dageen, qalbigaygana laabtaada ayuu ku xasillay, waxaan wax u bartaa saan kuu xoojiyo waxaanna u shaqeeyaa saan kaaga farxiyo, salaaddana waan kuugu duceeyaa, waxaan dhahaa mar walba: Rabbiyow na sii wanaag adduunka aakhirana wanaag cadaabka naartana naga ilaali)

زوجتي سبب سعادتي، زوجتي سبب توفيقي، زوجتي سبب اطمئناني، زوجتي سبب دفئي، زوجتي سبب أماني، زوجتي سبب ضحكتي، زوجتي سبب اعتزازي، زوجتي سبب فخري، زوجتي أساس حياتي، زوجتي أساس مستقبلي، زوجتي أساس عمري، زوجتي أحبك.

Xaaskayga ayaa sabab u ah farxaddayda, xaaskayga ayaa sabab u ah towfiiqdayda, xaaskayga ayaa sabab u ah deganaantayda, xaaskayga ayaa sabab u ah diirimaadkayga, xaaskayga ayaa sabab u ah ammaankayga, xaaskayga ayaa sabab u ah. Qosolkayga, xaaskayga ayaa sabab u ah faankayga, xaaskayga ayaa sabab u ah hankayga, xaaskayga waa aasaaska noloshayda, xaaskayga waa aasaaska mustaqbalkayga, xaaskaygu waa aasaaska noloshayda, xaasku waan ku jeclahay

Erayada Naxariis Badan Iyo Jacaylka Xaaska

Erayo Naxariis Badan Dumarka Ma Saameeyaan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More