Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon

Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon

Sida la og yahay soonka waa fursad qaali ah xagga cibaadada, taas waxaa kuu sii dheer inuu yahay furad qaali xagga caafimaadka.
Laakin sidee baa qofka uu uga faa’ideysan karaa soonka xagga caafimaadka?
Afurka waa inuu ku dadaallaa, ku dadaalka afurka lagama wado in layska badiyo afurka, ee waxaa laga wadaa afur wanaagsan inuu qofka ku dadaallo.
Dadka soomaaliyeed waxay aad u cunaan bisha radaan cunto saliid lagu dubo sida burka iyo sambuuska iyo bajiyada, runtii afعr fiican ma aha inta aan soo sheegnay hadda, waa afur caafimaadka aan u roonayn.

Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon
Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon

Haddaba maxaa la dhihi karaa afur fiican?

Afurka fiican waa midka ka kooban waxyaabaha dabiiciga ah, sida hilibka iyo marka iyo qudaarta iyo badarka sida bariiska sidoo kale mishaarida qamadiga ama masagada.
Qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaallo qudaarta noocyadeeda kala duwan si uu jirkiisa u helo awood iyo tayo xagga caafimaadka.
Sidoo kale caloosha ayay socodsiisaa cuntada noocaas ah.
Laakin qofka marka uu sambuus iyo bur iyo bajiyo isku dardaro dhammaan waxay ka samaysan yihiin bur iyo saliid taas waxay keenaysaa calool fadhi iyo culays iyo caajis siiba bisha ramadaan sidoo kale qofka haraad iyo oon daran ayay ku ridaysaa cuntadaas.

Cuntada caafimaadka leh waligaaga ku dadaal

Afurka fiican
Afurka fiican

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

As is known, fasting is a precious opportunity for worship, in addition to this it is an expensive opportunity for you in terms of health.
But how can a person benefit from fasting for health?
He must strive for the fourth, and the striving of the fourth must not be driven to increase the fourth, but to strive for the fourth.
The Somali people eat very much oil baking food such as flour and sambub and beans in the month of Ramadan, it is not really good as we have said now, it is not good for health.

So what can be said about a good afur food?

A good crop is the one that contains natural ingredients, such as meat and flour and vegetables and vegetables such as rice as well as peanuts or mushrooms.
A person is required to take care of various kinds of vegetables in order to gain health capacity and quality in their body.
It also walks the stomach with such food.
But when a person has sambus and flour and flour together they are all made of flour and oil which leads to sadness and stress and lethargy remove the month of Ramadan and also puts the thirsty and thirsty person in that food.

Always strive for healthy food

Nafaqada hilibka marka lagu furo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More