Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya

Pictures of graduates from universities in Somalia

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya

Soomaali oo waxbarashada soo badanayso  jaamacadaha waxaa ka qalinjabiya arday badan sannad walba.

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya
Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya

waxay isugu jiraan wiilal iyo gabdhaba.

Waagii hore dadka soomaaliyeed kuma dadaali jirin waxbarashada heerka jaamacadeed laakin hadda wadanka wuxuu noqday mid ka duwan waagii hore.

aad baa loo dhigtaa waxbarashada heerka jaamacadda .

Sawiro badan laga qaaday dad badan oo xaflad qalinjabin sameeyay

sawirada waxay kuu tilmaamayaan soomaali siday ay hadda tahay markii loo eego waagii dagaallada rajada way soo fiicnaanaysaa.

maanta dalka waxaa soo badanaya dadka qoonta leh taasna waa guul.  waxaa kaloo jira arday soomaaliyeed oo helaya deeq waxbarasho sida dalka masar iyo Turkey ama sacuudiga ama Sudan oo iyagana jaamacadaha meelahaas kasoo qalinjabiya.

waxbarashada maanta sida la rabay ayay ku socotaa dalka iyo dibaddaba dadka soomaaliyeed aad bay ugu dadaalayaan hadda.

 

In the past, Somalis did not strive for university-level education, but now the country has become different.
Education is very much in place at the university level.

Many photos were taken of many people who made a graduation ceremony

The pictures describe Somali as it is now in terms of war and hope is improving.

Today, the country is becoming more and more people and that is a success. There are also Somali students who receive scholarships such as Egypt and Turkey or Saudi Arabia or Sudan who also graduate from universities in these places.

Today’s education is going on as desired in the country and abroad and the Somali people are working hard now.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More