25 Sano ayuu bambo dubbe moodayay qiso yaab leh

Odey China u dhashay ayaa la sheegay inuu dubbahan sawirka kaaga muuqa adeegsanayay muddo 25 sano ah siduu ugu jajabiyo miraha looska loo yaqaano kaddib wuxuu ogaaday inuusan ahayn dubbe ama burris ee inuu yahay  bambo oo qadiin ah aan qarxin.
25 sano ayuu albaabka geerida garaacayay mana uusan ku dhimanin bambadan.
taas waxaa laga qaadanayaa cimriga inuu Alle keliya hayo.

25 Sano ayuu bambo dubbe moodayay qiso yaab leh
25 Sano ayuu bambo dubbe moodayay qiso yaab leh

Waa qiso cibro laga qaadan karo.

Waxay ka mid tahay layaabka adduunka.

Waa sheeko qiimo weyn ku fadhida

Wuxuu yiri Alle (SW):

(وَمَا كَانَ لِنَفْسٍ أَن تَمُوتَ إِلَّا بِإِذْنِ اللَّهِ كِتَابًا مُّؤَجَّلًا ۗ وَمَن يُرِدْ ثَوَابَ الدُّنْيَا نُؤْتِهِ مِنْهَا وَمَن يُرِدْ ثَوَابَ الْآخِرَةِ نُؤْتِهِ مِنْهَا ۚ وَسَنَجْزِي الشَّاكِرِينَ)

(Nafna ma aha tii Dhimata Idanka Eebe la’aantiis waa Kitaab Muddeysan, Ruuxii Doona Abaalka Adduunyo waxbaan ka siineynaa, ruuxii doona Abaalka Aakhirana Waxbaan Ka Siinaa, Waxaana Abaal marin kuwa Shukriya)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More