Wixii qalbigeyga kuso daca ma lay qabanayaa ?

Su’aasha:

Wixii qalbigeyga kuso daca ma lay qabanayaa ?
Murugadeyda waxay sarantahay nadarka marka aad ayan iskaga ilaalinayay in shaydaan wax igu so tuuraa lakin hadana wa imtixaan anigo salada casar kujiro ayuu igo so tuuray hadad been shegtid 20 soon qalbiga ayan ka iri wa cad wana arin wanaagsan marka ma igu wajibay

Wixii qalbigeyga kuso daca ma lay qabanayaa ?
Wixii qalbigeyga kuso daca ma lay qabanayaa ?

Jawaabta:

Iska naar shaydaanka yuusan kugu cayaarin haddaad sii raaraacdo diinta ayuu kaa bixinayaa.

Waswaas shaydaan kugu soo tuuray laguuma qabanayo teeda kale nadarka sidaas kuma imaado.

Marka dhowr jeer ayaan kuusoo sheegay iska jir inuu shaydaanka kaa dhigto alaab uu ku cayaarayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More