Waswaska marka muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa
Su’aasha:
Waswaska marka muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa ? Maxase xal u ah
Anigo mantay class Ka kujira Ayan kufikirayay inan imtixaanka Ka baaso marka soon Ayan iguso dacayay lakin anigana waxaan laha illahi anigo wax shardi lagalin ayuu wax walba isiiya marka umabahano inan shardi lagalo lakin saladi magrib anigo weyso qadanayo aad ayuu waswaska iguso lalabanayay biya Aya afka kuhayay waxaan iri anigo kujesjesayo shaydanka hadan A helo 100 Ayan soomi hadan A- helo 80 hadan B+ helo 58 Ayan soomi ee niyow ciyarta igadaa shaydanka Ayn kuleyahay sidas markan dhameystay waxaan kashakiyay miyan kuhadlay Mise sheko gudaha ayay aheyd markan maxaan kasameya
