Talaabooyin aan naftayda ku nacsiin karo siigada iyo daawashada filimada qaawan?

Su’aasha:

Walaal mararka badan waanka taxadaraa inaan siigeysto hadana markey i qabatinto bahasha maba lihi awood aan ku xadido rabitaankeyga siigada ayaa saa’id sidaasna waxaan adeegsadaa anoo muuqalada galmada daawanaya ayaan ku biyo baxaa marka waxaan rabay naftayda miyaan nacsiin karaa siigada sideese u nacsiin karaa waan arkay qoraalo badan oo aad arintaas kaga hadasheen hadana nafteyda shahwaadkeeda sidee ula dagaalamaa oo u nacsiiyaa?

Talaabooyin aan naftayda ku nacsiin karo siigada iyo daawashada filimada qaawan?
Talaabooyin aan naftayda ku nacsiin karo siigada iyo daawashada filimada qaawan?

Jawaabta:

Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay arrimahan webka ayaad ka dhex raadin kartaa meesha raadinta loogu talaggalay adoo adeegsanaya ereyo dhibka siigada sida loo joojiyo siigada.

linkigan ka gal:  https://daruur.com//?s

Waxa ugu muhimsan waa inaad ogaataa natiijada ka imaan karto, tusaale ahaan haddii lagugu dhaho dab meel ka shidan dhex gal malaga yaabaa inaad gasho?  jawaabta waa maya maxaayeelay natiijada ayaad dareensan tahay, sidoo kale waxaa lagaa rabaa inaad dareento natiijada kaaga imaan karto siigada iyo daawashada filimada galmada ama filimada dumarka qaaqaawan.

Waxaa lagaa rabaa inaadan fiirinin raaxada yar aad ka helayso macaanka siigada ama macaanka daawashada naagaha qaaqaawan, taas waa wax shaydaanka kuu qurxiyay ogow inay mel xun kuu jiidayso taas, dhibka lagala kulmo fiirsashada filimada sinada raga iyo dumarka is fuulaya ma yara, maskaxda saamays weyn ayay ku yeelanaysaa qofkii barto kama hari karo raganimada ayay ka qaadaysaa.

 

Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa

 

أهم شيء هو معرفة العواقب المحتملة ، على سبيل المثال ، إذا طُلب منك الدخول في حريق ، فهل ستدخل؟ الجواب لا ،

لأنك تشعر بالنتائج ، كذلك يجب أن تشعري بنتائج مشاهدة الأفلام القذرة أو أفلام النساء العاريات.

يجب ألا تنظر إلى اللذة الصغيرة التي تحصل عليها من لذة  مشاهدة النساء العاريات ، فهذا شيء زينه لك الشيطان ،

فاعلم أنه سيجرّك إلى مكان سيء ، مشكلة المشاهدة. الأفلام القذرة للرجال والنساء الذينيمارسون الفاحشة ليست صغيرة ،

لها تأثير كبير على العقل ، فهي تزيل الرجولة من الشخص الذي يتابعها.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More