Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun – siigo – waa maxay.  siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno.

Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta.

siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama daawashada sawirada qaaqaawan ama filimada xunxun iwm. waxaa u kaalmeeya  kalinimada qofka.

ruuxa marka uu soo qaangaaro oo uu dareemayo kacsi wuxuu isku dayaa inuu xubintiisa taranka tuutuujiyo ama taabto wiilasha waxay ku cayaarayaan geedkooda gabdhaha kintirka, midaas ayaa waxaa ka dhalanayso raaxo uu dareemayo waxaa ka baxayo shahwada ama biyaha.

sidaas oo kale waxaa laga yaabaa inuu qofk barto oo uu ka maarmi waayo.

qofka siigaysta wuxuu noqonayaa qof murugo iyo qalbijab la saaxiib ah.

waayo marka uu falkaas sameeyo dadka masoo dhexgali karo naftiisa ayuu nacaa.

siigada waxay ku badan  tahay raga laakin dumar ayaa jiro iyagana siigeysta.

dumarka kacsiga badan ayaa siigeysta kuwa caadiga ah ama dhexdhexaadka ah ma seegeystaan.

maxaayeelay dareenkooda kuma xambaarayo seegada.

seegada jirka ayay dhibtaa.

ninka marka uu badsado waxay keenaysaa inuu cuntada ka go’o walwal iyo fikir kama baxayo, qofka waxay ka dhigtaa caato naf ah.

sidoo kale seegada badan waxay keentaa qofka inuu xaaskiisa ku raaxaysan waayo, maxaayeelay gacanta iyo cambarka dumarka isku si ma aha, qofka marka uu gacanta u barto xubintiisa taranka ayaa la qabsanayso.

Siigada sidey dhalinyarada u disho
Siigada sidey dhalinyarada u disho

marka wuxuu la qabsanayaa gacanta inuu biyaha ku keeno.

sidoo kale biyabaxa degdeg waxaa la dhahaa siigaada ayaa sabab u ah.

sidoo kale waxay siigada u keentaa geedka ninka inuu noqdo mid jileec ah.

naagtana waxay ka dhigaysaa qof aan ku raaxaysan karin galmada dabiiciga ah ee ninkeeda.

waxay u baahanaysaa gacanta inay ku dhammeystirato xiliga galmada.

sidoo kale haweenka waxay ka hallaynaysaa kintirka ama faruuraha cambarka marka ay meesha gacanta ku haligto oo mar kasta ay farta ku hayso.

diin ahaan siigada culimo badan ayaa fatwooday inay xaaraan tahay waxaa ka mid ah Imaam Shaafici.

qofka sigada samaynaya qalbigiisa wuu kala faniinaa maanta oo dhan ayuu ahaanayaa qof baxsan oo jahawareersan, oo bulshada ka soocan oo aan awoodin inuu waxbarto waxna ma xifdin karo qof wuxuu noqonayaa aan shaqaysan karin marka ka fogow .

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

 

Bad habits that kill young people

Siigada dhibka ay u keento dhalainyarada
Siigada dhibka ay u keento dhalainyarada

What is a bad habit – douching? Douching is a form of pleasure that a man or woman does to himself and brings water to himself.

The harm caused by douching is divided into physical, mental and religious.

Douching is caused by excessive arousal from talking to women or watching pornographic pictures or bad movies, etc. It is helped by the loneliness of the person.

When a person reaches puberty and feels aroused, he tries to squeeze his genitals or touch them. Boys play with their clitoris, girls, and this results in the pleasure he feels, and semen or water comes out.

Similarly, he may learn something and cannot help it.

A person who does douches becomes a person who is sad and heartbroken.
Because when he does that, he hates himself.

Masturbation is more common in men, but there are women who masturbate too.

Women who are very horny masturbate, while those who are normal or moderate do not masturbate.

Why do they not feel sorry for themselves?

Masturbating hurts the body.

When a man masturbates too much, it causes him to stop eating, worries and thoughts do not go away, it makes the person feel weak.

Also, masturbating too much causes a person to not enjoy his wife, because the hand and the vagina of a woman are not the same, when a person gets used to his hand, his genitals become accustomed to it.
so he uses his hand to bring water to it.

also, rapid ejaculation is said to be the cause.

also, bad act causes the man’s penis to become soft.

and the woman makes someone who cannot enjoy the natural sex of her husband.

she needs her hand to complete the sexual intercourse.

also, women rely on the clitoris or labia when she touches the place with her hand and always holds it with her finger.

Religiously, bad act has been ruled by many scholars to be forbidden, including Imam Shafi’i.

the person who makes bad act has his heart divided and remains a confused person all day long, isolated from society and unable to learn or memorize anything, and he becomes unable to work when he is away from it.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More