Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa

Su’aasha:

Walaal subax walba markaan soo koco waxaan xubintayda taranka u isticmaalaa saliida macsarada oo aan ku jimicsiiyo hadana waxaan dareemaa markaan ku daliigo guska kacsi waali ah marba mar ka sii dambeysana waxaan xubintayda ku arkayaa inay sidii hore ka dheeraaneyso marka saliid macsarada ma xubinta ayay dheereeysaa?.

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa?
Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa?

Jawaabta:

Saliid macsarada afka ingiriiska waxaa loo yaqaanaa Sesame oil  salaadda guud ahaan raga way u fiican tahay qofka markuu cunayo saliid macsaro dareenkiisa wuu kordhayaa sidoo kale waxay yaraysaa hormoonka Estrogen loo yaqaano oo hadduu ragga ku bato dhib u keenaya xagga raganimada, sidoo kale saliid macsarada waxay u roon tahay qolqolka dhiigga qofka cunaya dhiigiisa meelo badan ayuu gaarayaa oo jirkiisa ka mid ah, siiba xubinta taran  waxaa kaloo ay kordhisaa tayada biyaha shahwada ninka.
Laakin in lagu daliigo geedka ninka ilaa iyo hadda daliil cad lama hayo oo tilmaamaya inay dheerayso, waa laga yaabaa jiidjiidkaas inuu ku saamoobo illeen waa muruq iyo maqaaree, si kaste wax dhib uma keenayso, laakin inuu qofka cuntada ku darsado ayaa fiican siduu u helo waxtarkeeda caafimaadka.

Qoraal kale la mid ah kan:

Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay

 

Sesame oil is generally good for men. When a person eats Sesame oil , his feelings increase. It also reduces the hormone known as Estrogen, which if it increases in men, can cause problems in terms of masculinity. Sesame oil  is also good for the blood vessels of the person who eats it. The blood reaches many parts of his body, especially the reproductive organs. It also increases the quality of the man’s semen.
But there is no clear evidence that it increases the length of a man’s penis. It is possible that the penis will be enlarged because it is a muscle and skin organ. However, it does not cause any harm, but adding it to a person’s diet is good for him to get its health benefits.

 

زيت السمسم جيد بشكل عام للرجال.
عندما يأكل الشخص زيت السمسم تزداد مشاعره كما أنه يقلل من هرمون الاستروجين وإذا كان وفيرا عند الرجال فإنه يسبب مشاكل من حيث الذكورة ،
كما أن زيت السمسم جيد لتدفق الدم للشخص الذي يأكله يصل دمه إلى أجزاء كثيرة من جسمه ،

ومع ذلك، لا يوجد دليل واضح على أن آلة الرجل يجب أن تتأثر، فقد يكون المد سيؤثر عليها لأنها عضلية وجلدية، إلا أنها لا تسبب أي ضرر، ولكن من الأفضل للشخص أن يضيفه إلى الطعام للحصول على فوائده الصحية.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More