Riyada hablo iyo haween badan

Riyada:

Asc Allah mahadleh
Waadku mahadsan tihiin sida aqoonta badan eed noogu adeegtaan waa idiin sharaf Allah macak

Waxaan ku riyooday anoo meel baabuur badan taalo anoo LA jooga hablo aad u qurux badan fara badan oo xijaaban oo carab iyo somali ah lajooga oo ay nagu soo biiran waalidiintii hablahaasi qaarkod dhalay waananu wada faraxsanayn

Kabacdi sadex hablood oo kaloo wadada fadhiyaan sii maray oo aanu wada kaftaynay oonu telephonada Kala qoranay habloo aad u qurux badan oo farxad badan
Allah mahadleh.

Riyada hablo iyo haween badan
Riyada hablo iyo haween badan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol aduun oo barwaaqo iyo raaxo wadata, guud ahaan dumarka waxay astaan u yihiin raaxada aduunka iyo nolosha wacan, riyada waa riyo macne weyn ku fadhida oo waliba laga yaabo inay tilmaamayso xaflad guur aad u qurux badan familkiina usoo dhow ama adigaba inaad guursan doonto oo xaflad weyn laguu dhigi doono

Riyada gabar ku riyoonayso iyadoo niman u galmoonaya

The dream indicates a worldly life of prosperity and comfort. In general, women are a symbol of worldly comfort and a good life. The dream is a dream with great meaning and may also indicate a beautiful wedding ceremony for your family or that you will be getting married and a big ceremony will be held for you..

Leave a Reply