Naasaha kaalinta ay ka qaadanayaan dareenka xaaska

Breast care and its role in the beauty of women

Naasaha kaalinta ay ka qaadanayaan dareenka xaaska

Naasaha waxay ka mid yihiin xubnaha dareenka xagga galmada doorka ku leh.
Dumarka way ku kala duwan yihiin dareenka naaska uu leeyahay .
taas waxay u noqonaysaa sida naagta uu yahay hormoonkeeda jira.
sidoo kale iyo fikirka jinsi ee naagta leedahay ama aqoonta maskaxda kaga jirto.

Naasaha kaalinta ay ka qaadanayaan dareenka xaaska
Naasaha kaalinta ay ka qaadanayaan dareenka xaaska

Hablaha qaar waxay ka helaan naaska in laga taabto marka uu istiinka socda qaarna waxayba ka helaan marka galmadu socoto in si xoog loogu tuujiyo.
Dareenka meesha ugu daran waa afka naaska meesha lagu magacaabo ibta waa meesha caanaha kasoo bahaan sidoo kale wareegga madoon oo ibta naaska ku hareera naagaha qaar midab guduud ayay ka keelnayaan waa dumarka cad cad.
naaska wuxuu kaloo ku saamoobayaa carrabka marka la saaro kuleylka carabka wuxuu siiyaa naaska raaxo aan lasoo koobi karin sidaa awgeed naagta waxay ka helaysaa inuu ninkeeda ka jaqo ama ka nuugo naaska.

Ma fiicna ninka inuu naaska ibtiisa ku bilaabo maxaayeelay waa xasaasi daran.

waxaa haboon salka naaska inuu ku ka bilaabo istiinka.

gabdhaha leh naaska salka weyn oo ibta dheer leh waa kuwa si xoog oga dareemo kacsi iyo raaxo marka naaska laga taabto, taabashada naaska dumarka aad bay ugu kala duwan yihiin.

hablo waxaa jira taabahada naaska ay miyirka ka tagsiiso.

sidoo lagama rabo ninka inuu naagta ka xnuujiyo naaska siiba marka naagta naasaheeda ay caano ku jiraan oo ilmo nuujinayso  xanuunka naaska wuxuu keenayaa naagta kacsigeeda inuu damo.

وكتب الحجاج إلى أيوب بن القرية: أن اخطب على عبد الملك بن الحجاج امرأة جميلة من بعيد، مليحة من قريب، شريفة في قومها ذليلة في نفسها، مواتية لبعلها.
فكتب إليه: قد أصبتها لولا عظم ثدييها. فكتب إليه: لا يكمل حسن المرأة حتى يعظم ثدياها، فتدفيء الضجيع، وتروي الرضيع
وقال أبو العباس امير المؤمنين لخالد بن صفوان: يا خالد، إن الناس قد أكثروا في النساء؛ فأيهنّ أعجب إليك؟ قال: أعجبهنّ يا أمير المؤمنين التي ليست بالضّرع الصغير، ولا الفانية الكبير، وحسبك من جمالها ان تكون فخمة من بعيد، مليحة من قريب، اعلاها قضيب، وأسفلها كثيب، كانت في نعمة ثم أصابتها فاقة، فأترفها الغنى وأدّبها الفقر
ونظر خالد بن صفوان إلى جماعة في المسجد بالبصرة، فقال ما هذه الجماعة؟
قالوا: على امرأة تدلّ على النساء. فأتاها فقال لها: ابغني امرأة. قالت: صفها لي.
قال: أريدها بكرا كثيّب، أو ثيّبا كبكر، حلوة من قريب، فخمة من بعيد؛ كانت في نعمة فأصابتها فاقة، فمعها أدب النعمة وذل الحاجة، فإذا اجتمعنا كنا أهل دنيا، وإذا افترقنا كنا اهل آخرة. قالت: لقد أصبتها لك. قال: وأين هي؟ قالت: في الرفيف الاعلى من الجنة فاعمل لها!
وسئل اعرابي في النساء، وكان ذا تجربة وعلم بهنّ؛ فقال: أفضل النساء أطولهن إذا قامت، واعظمهن إذا قعدت، وأصدقهن إذا قالت؛ التي إذا غضبت حلمت، وإذا ضحكت تبسمت، وإذا صنعت شيئا جوّدت؛ التي تطيع زوجها، وتلزم بيتها؛ العزيزة في قومها، الذليلة في نفسها، الودود الولود، وكل أمرها محمود
ابغني امرأة بيضاء مديدة، فرعاء جعدة؛ تقوم فلا يصيب قميصها منها إلا مشاشة منكبيها، وحلمتي ثدييها، ورانفتي أليتيها.
وقال الشاعر:
أبت الروادف والثّديّ لقمصها … مسّ البطون وأن تمسّ ظهورا
وإذا الرّياح مع العشيّ تناوحت … نبّهن حاسدة وهجن غيورا

 

 

Naasaha Waaweyn Dumarka Xanuun Ma Ku Keenaan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More