Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran feeling of man & woman

Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran feeling of man & woman

Su’aasha:

Waxan maqlay naagaha raga ayay ka kacsi badan yihiin laalkin xishood ayaa lagu asturay marka hadalkan ma waxaa laga qaadanaa haweenka inay ka qooq badan yihiin nimanka, waxan rabaa inaad iga jaahilbixisaan arintaas fadalan jawab.

Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran
Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran

Jawaabta:

Marka hore waxaad ogaataa dadka inay ku kala duwan yiihiin dareema Ilaahay ku abuuray. kacsiga dumarka iyo kan raga farqi weyn ayaa u dhexeeya.

Qof kaste qaab ayaa loo abuuray wuxuuna leeyahay dareen loo xaddiday, waa sida xanaaqa iyo farxadda iyo qanaacada iyo damaca iyo sabarka oo kale.

waa sifooyin arsaaqda ka mid ah dadka way ku kala duwan yihiin wiilal iyo gabdhaba.

Kacsigana waa sidaas marka qof qof loo eego dadka waxaa dhici karta gabar heblaay inay mka kacsi badan tahay hebel, taas macnaheeda ma aha dumarka inay ka kacsi badan yihiin raga guud ahaa.

Sida sugan marka lasoo duuduubo sheekada waxaa kacsi badan raga.

Taasna waa arrin mandiqi ah, Ibnu Alqayin ayaana tilmaamay markuu ka hadlayay xigmadda ku jirto in loo  banneeyo ninka afar naag, wuxuu tilmaamay taas waxay tilmaamaysaa raga inay ka awood badan yihiin xagga galmada.

Laakin way dhici kartaa xaalado gaar ah, sida gabar mucayan ah inay tahay mid dareen xoog leh, sidoo  kale iyo nin aan dareen badan lahayn.

Marka hadalka la dhahaayo dumarka xishood baa lagu qariyay ee raga way ka dareen badan yihiin sax ma aha.

Waliba xigmad kale ayaa jirta naagta marka ay tahay gurijoog oo aysan shaqaynin dareenkeeda kacsi wuu daran yahay, laakin marka ay soo daalayso oo ay shaqo aadayso sidaas ma aha way damaysaa.

Ragana iyagoo shaqo ku jira ayay dareemaan kacsi oo maanta oo dhan bannaanka kasoo shaqaynaya.

Mararka qaarkooda kacsi waa jirro haweenka qaar waxaa ku dhacaya jiro kacsi ah maanta oo dhan waxay rabtaa inay galmo samayso.

Kama dhergeyso xataa haddii ninkeeda maalintii dhowr jeer ku sameeyo galmada, waali ayay kasii qaadaysaa raaxaa sariirta.

الرغبة الجنسية لدى الرجال أقوى وأشدّ بأضعاف من النساء، وأن المرض النفسي الذي تصرّح به أكثر الكتب النفسية والطبية هو البرود الجنسي لدى المرأة في حين أن الأمر في الرجال هو العكس، ولا يقتصر هذا الأمر على البشر، ففي عالم الحيوانات كذلك نجد ذكورها أسبق إِلى إِظهار الميول الجنسية

Damaca galmoodka ee ragga ayaa ka xoog badan kana  daran midka dumarka, waxaana xanuunka nafsiga ah ee inta badan buugaag cilmi nafsiyeedka iyo caafimaadkuba caddeeyaan in uu yahay dabciga dumarka mid qaooban, halka arrinta ragga ku dhacdana ay tahay caksi, arrintuna kuma koobna dadka oo keliya. , dunida xayawaanka waxaan sidoo kale ka heli raggooda hore si ay u muujiyaan jihada galmada

 

Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu

Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

 

Kacsiga dumarka markuu xadka ka baxo wuxuu aadaa meelo qaldan, sida sheekada naagtan oo kale oo daayeerka u dhiibtay

‌‌‌القرد وامرأة القراد
حدثني علي بن نظيف المتكلم، المعروف بشهدانجة، وسعيد بن عبد الله السمرقندي الفقيه الحنفي، عمن حدثهما:

إنه بات في سطح خان، في بعض الأسفار، ومعهم قراد، ومعه قرد، وامرأته، فباتا في خان.
قال: فلما نام الناس، رأيت ‌القرد قد قلع المسمار الذي في السلسلة، ومشى نحو المرأة، فلم أعلم ما يريد.
فقمت، فرآني ‌القرد، فرجع إلى مكانه، فجلست، ففعل ذلك دفعات، وفعلته.
فلما طال عليه الأمر، جاء إلى خرج القراد، ففتحه، وأخرج منه صرة دراهم، خمنت أن فيها أكثر من مائة درهم، فرمى بها إلي.
فعجبت من أمره، وقلت: أمسك، لأنظر ما يفعل، فأمسكت.
فجاء إلى المرأة، فمكنته من نفسها، فوطأها.
فاغتممت بتمكيني إياه من ذلك، وحفظت الصرة.
فلما كان من غد، صاح القراد، يطلب ما ذهب منه.
وقال لصاحب الخان: قردي يعرف من أخذ الصرة، فاضبط باب الخان، وأقعد أنا وأنت والقرد،

ويخرج الناس، فمن علق به ‌القرد فهو خصمي، ففعل ذلك.
وأقبل الناس يخرجون والقرد ساكت لا يتكلم، وخرجت فما عرض لي،

فوقفت خارج الخان أنظر ما يجري، فلما لم يبق إلا يهودي، فخرج، فعلق به القرد.
فقال القراد: هذا خصمي، وجذبه ليحمله إلى صاحب الشرطة، فلم أستحل السكوت.
فقلت: يا قوم ليس اليهودي صاحبكم، والصرة معي، ولي قصة عجيبة في أخذها، وأخرجتها، وقصصت عليهم القصة.
فحملنا إلى صاحب الشرطة، وحضرت الرفقة، فعرفوا صاحب الشرطة محلي، ومنزلتي، ويساري، وأقبل القراد يحيد عن قرده.
فما برحت حتى أمر صاحب الشرطة بقتل القرد، وطلبت المرأة، فهربت، وسلم اليهودي

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More