Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran feeling of man & woman
Su’aasha:
Waxan maqlay naagaha raga ayay ka kacsi badan yihiin laalkin xishood ayaa lagu asturay marka hadalkan ma waxaa laga qaadanaa haweenka inay ka qooq badan yihiin nimanka, waxan rabaa inaad iga jaahilbixisaan arintaas fadalan jawab.

Jawaabta:
Marka hore waxaad ogaataa dadka inay ku kala duwan yiihiin dareema Ilaahay ku abuuray. kacsiga dumarka iyo kan raga farqi weyn ayaa u dhexeeya.
Qof kaste qaab ayaa loo abuuray wuxuuna leeyahay dareen loo xaddiday, waa sida xanaaqa iyo farxadda iyo qanaacada iyo damaca iyo sabarka oo kale.
waa sifooyin arsaaqda ka mid ah dadka way ku kala duwan yihiin wiilal iyo gabdhaba.
Kacsigana waa sidaas marka qof qof loo eego dadka waxaa dhici karta gabar heblaay inay mka kacsi badan tahay hebel, taas macnaheeda ma aha dumarka inay ka kacsi badan yihiin raga guud ahaa.
Sida sugan marka lasoo duuduubo sheekada waxaa kacsi badan raga.
Taasna waa arrin mandiqi ah, Ibnu Alqayin ayaana tilmaamay markuu ka hadlayay xigmadda ku jirto in loo banneeyo ninka afar naag, wuxuu tilmaamay taas waxay tilmaamaysaa raga inay ka awood badan yihiin xagga galmada.
Laakin way dhici kartaa xaalado gaar ah, sida gabar mucayan ah inay tahay mid dareen xoog leh, sidoo kale iyo nin aan dareen badan lahayn.
Marka hadalka la dhahaayo dumarka xishood baa lagu qariyay ee raga way ka dareen badan yihiin sax ma aha.
Waliba xigmad kale ayaa jirta naagta marka ay tahay gurijoog oo aysan shaqaynin dareenkeeda kacsi wuu daran yahay, laakin marka ay soo daalayso oo ay shaqo aadayso sidaas ma aha way damaysaa.
Ragana iyagoo shaqo ku jira ayay dareemaan kacsi oo maanta oo dhan bannaanka kasoo shaqaynaya.
Mararka qaarkooda kacsi waa jirro haweenka qaar waxaa ku dhacaya jiro kacsi ah maanta oo dhan waxay rabtaa inay galmo samayso.
Kama dhergeyso xataa haddii ninkeeda maalintii dhowr jeer ku sameeyo galmada, waali ayay kasii qaadaysaa raaxaa sariirta.
الرغبة الجنسية لدى الرجال أقوى وأشدّ بأضعاف من النساء، وأن المرض النفسي الذي تصرّح به أكثر الكتب النفسية والطبية هو البرود الجنسي لدى المرأة في حين أن الأمر في الرجال هو العكس، ولا يقتصر هذا الأمر على البشر، ففي عالم الحيوانات كذلك نجد ذكورها أسبق إِلى إِظهار الميول الجنسية
Damaca galmoodka ee ragga ayaa ka xoog badan kana daran midka dumarka, waxaana xanuunka nafsiga ah ee inta badan buugaag cilmi nafsiyeedka iyo caafimaadkuba caddeeyaan in uu yahay dabciga dumarka mid qaooban, halka arrinta ragga ku dhacdana ay tahay caksi, arrintuna kuma koobna dadka oo keliya. , dunida xayawaanka waxaan sidoo kale ka heli raggooda hore si ay u muujiyaan jihada galmada
Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu
Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta
Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa
Kacsiga dumarka markuu xadka ka baxo wuxuu aadaa meelo qaldan, sida sheekada naagtan oo kale oo daayeerka u dhiibtay
First of all, you should know that people are different in the way God created them. There is a big difference between women’s and men’s sexual arousal.
Everyone is created in a way and has a limited range of feelings, such as anger, happiness, satisfaction, desire, and patience.
These are natural characteristics that differ between boys and girls.
Sexual arousal is like that when you look at people from person to person, a young girl may be more arousal than a man, this does not mean that women are more arousal than men in general.
Of course, when the story is wrapped up, men are more arousal.
This is also a matter of logic, and Ibn Al-Qayyin pointed out when he spoke about the wisdom of allowing a man to have four wives, he pointed out that this indicates that men are more powerful sexually.
