Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo

Su’aasha:

Asc wllo gabar ayaa guurla iiga baxday an waxaan ahay nin dareen badan ma ii sheegi kartaa daawada ay isticmaalaan aktariinta oo kacsiga joojiya intee ka helayaa
Mida kle aalmiitada badan dareenka ma yaraysaa
Ama ii sheeg wax dareena yareeya

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo
Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo

Jawaabta:

Qofka wuxuu ku yarayn karaa kacsiga waxyaabo aan daawo shaqo ku lahayn, wuu soomayaa, soonka aan sheegayo ma aha soonka inta habeenkii cunto badan la cuno oo kala duwan soonkaas kacsiga ayuu kordhiyaa, soonka waxaa laga wadaa inaad soonto soon caadi ah habeenkiina in aad iska yarayso cuntada badan, sidoo kale inaad isku mashquuliso waxyaaba badan shaqo iyo waxbarsho wax akhris cibaado salaad, iyo inaadan ka ag dhowaaninin naag sidoo kale aadan ka sheekaynin dumarka, cayaarta iyo daalka iyagana kacsiga ayay yareeyaan.

Waxaa jira kaniini yareeyo kacsiga oo lagu magacaabo Faverin  laakin dhibaatooyin badan ayuu keenayaa side effect ah.

Kaniiniga Faverin 
Kaniiniga Faverin

Daawo haddaad adeegsato mustaqablka saameys ayay kugu yeelan kartaa.

 

Daawo Dabicii Ah Oo Kacsiga Xoojisa

Kaniiniga Fiyagaraha Dadkee Buu Dhibaa

Alaab Dabiici Ah Oo U Roon Dumarka Qabooban

 

A person can reduce his erection by things that have nothing to do with medicine, he fasts, the fasting I am talking about is not fasting while eating a lot of food at night, but different fasting increases the erection, fasting is supposed to be a normal fast at night and to reduce it. eating a lot, also busying yourself with many things, work and education, reading, worship, prayer, and not being close to a woman and not talking about women, playing and fatigue also reduce their erection. There is an erectile dysfunction pill called Faverin but it has many side effects.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More