Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa

A natural remedy for romantic weakness

Su’aasha:

Waxaan ahay nin 27 jir ah, waxaan guursaday gabar 19 jir waxaan qabaa in ku dhow sanad iyo bar, marka caadi waan fiicnaa galmada way ii toosneyd  laakin bilahan dambe waxaan isku arkay inaan awood u heli waayo qancinta xaaska, wuxuu iga damaa guska marka aan galiyo cambarka kowda hore wuu kascsan yahay marka istiinka socdo, laakin marka aan bilaabo galmada wuu damaa maxaa daawo u ah maxaana keeni kara, ila taliya, xaaska xitaa way xanaaqaysaa marka ay aragto arintaas walwal ayaa iga haysta.

Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa
Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa

Jawaabta:

Dhibka ku haysta wuxuu noqon karaa xagga nafsiga maskax ahaan, waxaa laga yabaa in niyaddaada ay wax kale ka fikirayso marka aad raaxada bilowdo, arintaas ayay u badan tahay.

teeda kale waxaad badsataa kalluunka iyo qudaarta iyo saliid seytuun sidoo kale geedka loo yaqaano Ginseng waa geed dabiici ah oo raga awood galmo siiya, sidoo kale marka lagu daro malab saafi ah, laakin waxa ugu muhimsan waa xagga maskaxda.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More