Daawada geedka ninka bararisa mageceeda

Daawada geedka ninka bararisa mageceeda

Su’aasha:

walaal dawada guska lagu buufiyo ee balac ahan bararisa ee weyneysa mageceed mida kale hadan ku buufiyo mu weynaanaya ila biyaha iga imadan wax dhib ah maleedahay.

Daawada geedka ninka bararisa mageceed
Daawada geedka ninka bararisa mageceed

Jawaabta:

Way jirtaa daawo careem ah oo geedka nink lagu weyneeyo xiliga galmada kaliya noocyo badan ayaa jira waxaa ugu caansan nooc lagu magacaabo MaxSize  waxaa laga helaa farmashiyaha wadamada qaarkooda.

Waa kareem la mariyo geedka ninka haddii qofka uusan ka iska badanin waa laga yaabaa inuusan dhib u keenin hal jeer hadduu adeegsado toddobaadkii.

Laakin guud ahaan waxaa habboon qofka inuu dabiici iska ahaado oo uu ka fogaado waxyaalaha kiimikada ah.

Daawooyinka noocan ah way dhici kartaa mustaqbalka qofka inay dhib u keenaan layskuma hallayn karo.

 

Xadiis ayaa jiro oo haweeney ninkeeda labaad uga ashtakootay geedkiisa yaraantiisa, sheekada waxay kusoo aroortay kutubta xadiiska waa kanaa xadiiska:

(جاءتِ امرأةُ رفاعةَ القُرَظيِّ إلى رسولِ اللَّهِ صلَّى اللَّهُ عليهِ وسلَّمَ فقالت : إنِّي كنتُ عندَ رفاعةَ فبتَّ طَلاقي فتزَوَّجتُ عبدَ الرَّحمنِ بنَ الزّبيرِ وإنَّما معَه مثلُ هُدبةِ الثَّوبِ ، فتبسَّمَ رسولُ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ فقال : أتريدينَ أن ترجِعي إلى رفاعةَ لا حتَّى تذوقي عُسَيلتَهُ ويذوقَ عُسَيلتَكِ)

(Haweeneyda Rifaaca Alquradi ayaa rasuulkii Alle (SCW)u timid waxay tiri: waxaa i qabay Rifaaca laakin seddex ayuu igu furay waxaan guursaday Cabdiraxmaan ibnu Zabiir wuxuu qabaa wax maradan oo kale (waxay ka waddaa geedkiisa waa jileec sida marada oo kale) nabiga (SWC) wuu dhoolacadeeyay wuxuu yiri: ma waxaad rabtaa inaad u laabato Rifaaca, maya ilaa aad ka dhadhamiso malabyarowgiisa isagan uu kaa dhadhamiyo malabyarowgaaga).  

Bukhaari ayaa wariyay

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

 

رأيت النفس تنظر إلى لذات أرباب الدنيا العاجلة، وتنسى كيف حصلت، وما يتضمنها من الآفات وبيان هذا:
أنك إن رأيت صاحب إمارة سلطنة، فتأملت نعمته؛ وجدتها مشوبة بالظلم: فإن لم يقصده هو؛ حصل من عماله. ثم هو خائف، منزعج في كل أموره، حذر من عدوان أن يسمه، قلق ممن هو فوقه أن يعزله، ومن نظيره أن يكيده. ثم أكثر زمانه يمضي في خدمة من يخافه من السلاطين، وفي حساب أموالهم، وتنفيذ أوامرهم، التي لا تخلو من أشياء منكرة. وإن عزل، أربى1 ذلك على جميع ما نال من لذة. ثم تلك اللذة تكون مغمورة بالحذر فيها ومنها وعليها.
711- وإن رأيت صاحب تجارة، رأيته قد تقطع في البلاد، فلم ينل ما نال إلا بعد علو السن، وذهاب زمان اللذة، كما حكي أن رجلًا من الرؤساء كان حال شبيبته فقيرًا؛ فلما كبر، استغنى، وملك أموال، واشترى عبيدًا من الترك وغيرهم، وجوار من الروم، فقال هذه الأبيات في شرح حاله:
ما كنت أرجوه إذ كنت ابن عشرين … ملكته بعد أن جاوزت سبعينَا
تطوف بي من الأتراك أغزلة … مثل الغصون على كثبان يبرينا2
وخرد من بنات الروم رائعة … يحكين بالحسن حور الجنة العينا3
يغمزنني بأساريع منعمة … تكاد تعقد من أطرافها لينَا4
يردن إحياء ميت لاحراك به … وكيف يحيين ميتًا صار مدفونَا
قالوا: أنينك طوال الليل يسهرنا … فما الذي تشتكي؟ قلت: الثمانِيْنَا
وهذه الحالة هي الغالبة؛ فإن الإنسان لا يكاد يجتمع له كل ما يحبه إلا عند قرب رحيله، فإن بدر ما يحب في بداية شبابه، فالصبوة5 مانعة من فهم التدبير أو حسن الالتذاذ
والإنسان في حالة الصبوة لا يدري أين هو؛ إلا أن يبلغ: فإذا بلغ، كانت همته في المنكوح كيفما اتفق. وإن تزوج، جاء الأولاد، فمنعوه اللذة، وانكسر في نفسه، وافتقر إلى الكسب عليهم. فبينما هو قد دعك1 في تلك المديدة القريبة “من” الثلاثين وخطة الشيب2، فانفرق من نفسه، لعلمه أن النساء يتفرقن منه، كما قال ابن المعتز بالله3:
لقد أتعبت نفسي في مشيبي … فكيف تحبني الخرد الكعاب4
فإذا فهم المتمتع بالمستحسنات، وخرج من طلب صورة النكاح؛ لم يجد مالًا يبلغ به المراد، فإن كسب ضاع زمن تمتعه، وإذا تم المطلوب، فالشيب أقبح قذى5، وأعظم مبغض

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More