Calooleyda meelaha aan laga cunin
Food cultures in Somali regions
Calooleyda meelaha aan laga cunin
Soomaali waxaa jira meelo aan laga cunin calooleyda.
siiba dadka ku nool goballada fog.
calooleyda waxaa aad looga cunaa koonfurta waxaana u badan dadka reer xamarka.
waxay u kariyaan qaab aad u macaan badan.
adduunka guud ahaan aad baa looga jecel yahay calooleyda.
siiba dalalka carabta, calooleyda waxay ka mid tahay hilibka meelaha ugu vitaminka badan, hilbaha xubnaha sida beerka kelida caloosha wadnaha maskaxda iwm. waxaa lagu tiriyaa hilibka inta ugu nafaqo badan laakin dunida dhaqan ahaan dadka way ku kala duwan yihiin.
Calooleyda Faa’idooyinka Ay Jirka U Keento
In English
In Somali, there are places where my stomach is not eaten.
remove people living in remote regions.
The aloes are widely eaten in the south and are mostly from the people of Hamar.
The world as a whole is very popular about my stomach.
in the Arab countries, my stomach is one of the most vitamin-rich meats, organ transplants such as liver alone, stomach heart brain, etc. It is considered the most nutritious meat but in the world traditionally people vary.