Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa

The power of man in desire and pleasure

Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa

Marka uu galmada badsado waxaa ka jilcaya geedka , marka xubinta raga jilacdo naagtiisa ma dareemayso raaxada ay rabto, waayo naagta waxay u baahan tahay xubinta marka ay adag tahay, sheekadu ma aha geedka ninka inuu dheeraado ama uu weynaado waxaa muhimsan inuu guska ahaado mid adag aan damaynin marka galmada socoto.

Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa
Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa
Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa

waayo marka uu damayo xiliga ay galmada saocto xaaska ma helayso raaxada ay u baahan tahay, sidoo kale ninka marka uu si dhaqsi u biyabaxo naagta ma gaaraysyo meesha ay rabtay oo raaxada ah, haweenka soomaaliyeed aad bay u xishoodaan ma sheegan karaan marka ay rabaan in loo galmoodo taasna waa laga fiican yahay ninkaaga waa xalaalkaaga marka waxaa lagaa rabaa inaad u sheegato waxa aad u baahan tahay.waxaa kaloo jira marka uu geedka ninka sidaa noqdo ma jirtaa daawo lagu adkayn karo ?waxaa lagaa rabaa inaad kala fogayso waqtiyada aad xaaskaaga u tagayso sidoo kale waa inaad badsataa cuntadan soo socota ukunta basasha caanaha xulbada jirjiirka basbaaska hilibka qollayda haddii aad heli karto malab iyo ginseng aad bay u fiican tahay .awooda raaxada galmada waxay u noqtaa caafimaadka qofka siiba caafimimaadka wadnaha.

Sida Loo Weyneeyo Xubinta Ninka Iyo Sababaha Yareeya

Qofka inuu sariirta ku fashilmo waxaa ku keeno mararka qaarkooda cabsida iyo kalsooni la’aanta, xaaska habeenka ugu hooreya waxaa laga yaabaa inaad ka baqdo, raga qaarkii way cabsadaan habeenka aqalgalka sidaa awgeed waxay u malaynayaan inaysan galmo sameyn karin,  haddii qofka xaaladda noocaas ah muddo badan ay lasoo gudboonaato waxaa fiican inuu isbaaro oo caafimaadkiisa guud ahaan hubiyo, dumarka dhaqsi ayay u nacaan qofka sariirta hoolgab ka noqday.  naagtii xun waxaaba laga ayaabaa inay nin kale raadsato oo gogoldhaaf ay sameyso taasna halis ayay idin keenaysaa adduun iyo aakhiraba,  sida oo kale waso aragatay dhibka ay leedahay naagaha ama gabdhaha arrinkan la kulmaan dhib nafsi ayay galaan. sidoo kale ka fogow kaniinka kacsiga ama dareenka waayo dhib ayuu kuu keenayaa mustaqbalka.

Xadiis ayaa jiro oo haweeney ninkeeda labaad uga ashtakootay geedkiisa yaraantiisa, sheekada waxay kusoo aroortay kutubta xadiiska waa kanaa xadiiska:

(جاءتِ امرأةُ رفاعةَ القُرَظيِّ إلى رسولِ اللَّهِ صلَّى اللَّهُ عليهِ وسلَّمَ فقالت : إنِّي كنتُ عندَ رفاعةَ فبتَّ طَلاقي فتزَوَّجتُ عبدَ الرَّحمنِ بنَ الزّبيرِ وإنَّما معَه مثلُ هُدبةِ الثَّوبِ ، فتبسَّمَ رسولُ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ فقال : أتريدينَ أن ترجِعي إلى رفاعةَ لا حتَّى تذوقي عُسَيلتَهُ ويذوقَ عُسَيلتَكِ)

(Haweeneyda Rifaaca Alquradi ayaa rasuulkii Alle (SCW)u timid waxay tiri: waxaa i qabay Rifaaca laakin seddex ayuu igu furay waxaan guursaday Cabdiraxmaan ibnu Zabiir wuxuu qabaa wax maradan oo kale (waxay ka waddaa geedkiisa waa jileec sida marada oo kale) nabiga (SWC) wuu dhoolacadeeyay wuxuu yiri: ma waxaad rabtaa inaad u laabato Rifaaca, maya ilaa aad ka dhadhamiso malabyarowgiisa isagan uu kaa dhadhamiyo malabyarowgaaga).  

Bukhaari ayaa wariyay

أقسام الناس في العشق
والناس في العشق ثلاثة أقسام:
منهم: من يعشق الجمال المطلق، وقلبه يهيم في كل واد، له في كل صورة جميلة مراد.
ومنهم: من يعشق الجمال المقيد، سواء طمع في وصاله أو لا.
ومنهم: من لا يعشق إلا من يطمع في وصاله.
وبين هذه الأنواع الثلاثة تفاوت في القوة والضعف.
فعاشق الجمال المطلق، يهيم قلبه في كل واد، وله في كل صورة جميلة مراد:
فيوما بحزوى، ويوما
بالعقيق وبال
عذيب يوما ويوما بالخليصاء … وتارة ينتحي نجدا وآونة
شعب العقيق وطورا قصر تيماء
فهذا عشقه أوسع، ولكنه غير ثابت كثير التنقل:
يهيم بهذا ثم يعشق غيره … ويسلاهم من وقته حين يصبح
وعاشق الجمال المقيد أثبت على معشوقه، وأدوم محبة له، ومحبته أقوى من محبة الأول، لاجتماعهما في واحد، ولكن يضعفهما عدم الطمع في الوصال، وعاشق الجمال الذي يطمع في وصاله أعقل العشاق وأعرفهم، وحبه أقوى لأن الطمع يمده ويقويه

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More