Xubinta maxaa soo kaduuda oo ku dhejiya jirka

Su’aasha:

Aslc aad ban idin salamay bahda cafimad ee daruura suasheda wa kowantahay waxan rawa ine idin waydiyo ana jeclahay ina iga so jawabtan xubinta taranka oo ururta gudaha gasha Maxa dawo u ah 4 sano ka hor aya siigo igu danbeyse ma sigesto mana guursanin xunbinta taranka marku dansan yahay wu arura guduhu gala cato yaris ayu noqona ee bal I faideya inshlh

Xubinta maxaa soo kaduuda oo ku dhejiya jirka
Xubinta maxaa soo kaduuda oo ku dhejiya jirka

Jawaabta:

Xaaladda aad sheegayso waa dabiici nin kaste ayaa sidaas noqda, qofka xubintiisa waxay isku soo uruurtaa marka uu niyadda ka saaro galmo ama raaxo, oo uu ku mashquulsan yahay wax kale oo ka fog galmada ama marka uu xanuunsan yahay, waana wax caadi ah, marka niyadda aad soo galiso ama jawi kulul aad soo gasho way fiddaa xubinnta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More