Xubinkaygii Taranku Wuxuu Noqday Maro Jileec
Su’aasha:
Xubinkaygii Taranku Wuxuu Noqday Maro Jileec Awgeed Siigadiina Waan Iska Daayay Intaanan Siigada Bilaabin Wuxuu Ahaa Mid Aad U-Adag oon Kuqanacsanaa Markaa laga Yaabaa Inuu Sidiisii Hore iigu Soo Noqdo Xitaa Anoona Isnafaqayn Mise Waa Qasab Inaan Isnafaqeeyo.
