Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay

Su’aasha:

Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay Waliba Dhanka Midig Ayuu Uqaloocsamay Arintan Waxaa Igu Keentay Siigada Waayo Siigada Ka Hor Wuu Toosnaa Dhawr Jeer oon Webka Daruur.com Suaasha Ka Arkayna Waxaad Kaga Jawaabtay Kastuumada cidhiidhiga Ayaa Keenta Lakin Kastumada Inaga Igu May Keenin Ee Siigada Ayaa Igu Keentay Waanan Hubaa Markaa Maxaan Kula Tacaali Karaa Anoona Dhakhtarna Tagin Mise Dhakhtar Ayaan Tagaa Mise Qaloocu Isaga Ayaa Qaab Dabeeci Ah Iskaga Taga

Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay
Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay

Jawaabta:

Siigada geedka ninka ma qaloocin karto haddii aad hal dhinac maantoo dhan u hayso mooyee, taasna adaa garanaya, geedka ninka inta badan waxaa qaloociya kastiimada ciriiriga ah, laakin way dhici kartaa haddii aad siigo badan tahay oo maantoo dhan hal dhinac aad u hayso markaas way qaloocin kartaa, qaloocana waxa keenay waa haynta badan oo hal dhinac loo hayo, waxaan kula talinayaa iska jooji siigada wax kaste caadi ayuu noqnayaa dhakhtarna uma baahnid.

You might also like
1 Comment
  1. Riyada oo gabar nin ka rabto inuu ka sinaysto
    Suhayb says

    Hadad guska ku dhex xog did bustaha ey biyihi kaaa imadan ma siikaa

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More