Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

Su’aasha:

Sxb waku salamay xubinka ninka marka uu kacsanyahay xididada waaweyn ee ka muuqda mararka qaar maxay muujiyaan taasoo kale qatar ma horseedi kartaa

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa'ido weyn
Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

Jawaabta:

Xididada si xoog uga muuqda xubinta taranka ninka waxay noqon karaan kuwo dabiici ah haddii aan xanuun jirin, soo muuqashadaas wax dhib ma laha caadi ahaan, rag badan ayaa sidaas ah siiba nimanka aan hilibka lahayn.
Laakin haddii qofka uu xanuun dareemayo marka uu geedkiisa kaco ama marka uu biyabaxayo  ama kacsigiisa uu aad u liito xiliga galmada, markaas way dhici kartaa inay jirro jirto waa inuu baaritaan sameeyaa, laakin soo muuqashada xididada kaligooda lama dhihi karo waa jirro, waayo kacsiga waxa keeno waa dhiigga ay soo qaadaan xididadu oo ay ka keenaan wadnaha, mar kastoo qolqolka dhiiga siyaado kacsiga wuu kordhaa geedka ninkana wuu adkaanaa, sidaa awgeed mararka qaar faa’ido weyn ayay leeyihiin xidadada waaweyn.

 

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Strongly visible veins in the male genitalia can be natural if there is no pain, such appearance is not a problem normally,

many men are like that even men without flesh. But if a person feels pain when he gets up or when he urinates or his erection is very weak during sex,

then it may be that there is an illness and he should do an examination,

but the appearance of veins alone cannot be said to be an illness, because the erection is caused by it.

It is the blood that is collected by the veins and brought from the heart, every time the blood chamber increases,

the erection increases and the plant of the man becomes hard, so sometimes they have a great advantage in the big veins.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More