Xisbiga Tiir barnaamijkiisa 2021-ka

Justice and Unity Party | Eng Salah Shek Osman

Waa maxay xisbiga Tiir?

Waa xisbi siyaasadeed oo raba inuu soomaali usoo celiyo awoodda iyo qiimaha ay lahaan jirtay burburka kahor.

Waxaa madax ka ah Ing Saalax Sheekh Cusmaan Muuse oo ah siyaasi weyn  jagoojin badan soo qabtay wuxuu ahaa marka ugu dambeysay wasiirka howlaha guud

Shirkan waxaa lagu soo bandhigayay barnaamijka xisbiga Tiir ee 2021-ka

 

Muuqaalka oo video ah halkaan ka daawo:

Magaalada London waxaa lagu soo bandhigay Xisbiga cusub ee lagu magacaabo TIIR . Eng Salah Shek Osman Abdinasir Ismail Falis Farah

Posted by Abdirashid Rashka Midnimo on Monday, June 24, 2019

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More